Qaamuuska Asalka
arag-dhowaadka
(-rgo ..., m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(daaw.) Xaalad arag oo ay fallaaraha ifku ku dhacayaan meel ka horreysa xuubka aragga (reetina); wixii yaal meel ka fog lix mitir si fiican looma arko, isha oo la khasbana laguma sixi karo. Waa in la qaato murayadaha indhaha oo takhtarku u qoray.
Erayo la-mid ah
arag1. Hawsha indhuhu jirka u qabtaan ee ugu tebiyaan walxaha ka…arag1. Indho muuqaal qabasho. 2. Fiirin. 3. U a.: arrin si gaar …arag-quminAwoodda ishu ay ku qumiso dhererka kulmiska bikaacadeeda, ay…aragti1. Sida arrin cid ugu muuqato. 2. Awoodda waxgarashada dadka…aragti-haraa(xis.) Aragtida loo tibaaxo isle'egta f(x) = (xa)gx+f(a) taa…aragti-isir(xis.) Xaaladda ay (x-a) ku noqonayso isirka tibxaalaha f(x)…aragtida-Darwin(baay.) Aragtida tadawurka ee ahayd isirka sinjiyada oo Char…aragtida-kuwaantam(fiis.) Aragti ugu horeyntii u soo saaray Maks Blank (1858-1…

