Qaamuuska Asalka
aragti
(-iyo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Sida arrin cid ugu muuqato. 2. Awoodda waxgarashada dadka. 3. Arag. Tus. “Nin iyo baadidii aragti baa ka dhexeysa”. 4. Fikrad, mabda' iwm oo cidi rumaysantahay kuna salaysan xeerar iyo qawaaniin gaar ah.
Erayo la-mid ah
arag1. Hawsha indhuhu jirka u qabtaan ee ugu tebiyaan walxaha ka…arag1. Indho muuqaal qabasho. 2. Fiirin. 3. U a.: arrin si gaar …arag-dhowaadka(daaw.) Xaalad arag oo ay fallaaraha ifku ku dhacayaan meel …arag-quminAwoodda ishu ay ku qumiso dhererka kulmiska bikaacadeeda, ay…aragti-haraa(xis.) Aragtida loo tibaaxo isle'egta f(x) = (xa)gx+f(a) taa…aragti-isir(xis.) Xaaladda ay (x-a) ku noqonayso isirka tibxaalaha f(x)…aragtida-Darwin(baay.) Aragtida tadawurka ee ahayd isirka sinjiyada oo Char…aragtida-kuwaantam(fiis.) Aragti ugu horeyntii u soo saaray Maks Blank (1858-1…

