Qaamuuska Asalka
abtirso
(-saday, -satay)Falmg3
Macnaha
1. Qof abtirsiinyadiisa sheegasho. 2. Ku a.: awoowo hore abtirsiinyo ku gelid.
Erayo la-mid ah
abti1. Haweeney carruurta ay dhashay waxa uu walaalkeed u yahay.…abtibadbaadeedHaweeney carruurta ay dhashay waxa uu ina adeerkeed u yahay.abtinnimoAbti ahaansho.abtiriU a.: qof faraciisu siday isu dhaleen sheegid.abtirinld abtiris.abtirisabtirsiinyo.abtirsashold abtirsad, abtirsi.abtirsiabtirsiinyo.

