Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

abtiri

(-iyay, -isay)
Falmg2

Macnaha

U a.: qof faraciisu siday isu dhaleen sheegid.

Erayo la-mid ah

abti1. Haweeney carruurta ay dhashay waxa uu walaalkeed u yahay.…abtibadbaadeedHaweeney carruurta ay dhashay waxa uu ina adeerkeed u yahay.abtinnimoAbti ahaansho.abtirinld abtiris.abtirisabtirsiinyo.abtirsashold abtirsad, abtirsi.abtirsiabtirsiinyo.abtirsiinyoAqoonta ku saabsan awoowayaashii hore magacyadooda iyo siday…
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms