Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

abtibadbaadeed

(-dyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Haweeney carruurta ay dhashay waxa uu ina adeerkeed u yahay.

Erayo la-mid ah

abti1. Haweeney carruurta ay dhashay waxa uu walaalkeed u yahay.…abtinnimoAbti ahaansho.abtiriU a.: qof faraciisu siday isu dhaleen sheegid.abtirinld abtiris.abtirisabtirsiinyo.abtirsashold abtirsad, abtirsi.abtirsiabtirsiinyo.abtirsiinyoAqoonta ku saabsan awoowayaashii hore magacyadooda iyo siday…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms