Qaamuuska Asalka
abtinnimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Abti ahaansho.
Erayo la-mid ah
abti1. Haweeney carruurta ay dhashay waxa uu walaalkeed u yahay.…abtibadbaadeedHaweeney carruurta ay dhashay waxa uu ina adeerkeed u yahay.abtiriU a.: qof faraciisu siday isu dhaleen sheegid.abtirinld abtiris.abtirisabtirsiinyo.abtirsashold abtirsad, abtirsi.abtirsiabtirsiinyo.abtirsiinyoAqoonta ku saabsan awoowayaashii hore magacyadooda iyo siday…

