Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

abti

(-iyo, m.dh /-iyaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Haweeney carruurta ay dhashay waxa uu walaalkeed u yahay. 2. u.j. abtiyow! 3. u.j. wiilka aan abtiga u ahayow!; gabadha aan abtiga u ahayey!

Erayo la-mid ah

abtibadbaadeedHaweeney carruurta ay dhashay waxa uu ina adeerkeed u yahay.abtinnimoAbti ahaansho.abtiriU a.: qof faraciisu siday isu dhaleen sheegid.abtirinld abtiris.abtirisabtirsiinyo.abtirsashold abtirsad, abtirsi.abtirsiabtirsiinyo.abtirsiinyoAqoonta ku saabsan awoowayaashii hore magacyadooda iyo siday…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms