Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

abtiris

MagacLafdheeri

Macnaha

abtirsiinyo.

Erayo la-mid ah

abti1. Haweeney carruurta ay dhashay waxa uu walaalkeed u yahay.…abtibadbaadeedHaweeney carruurta ay dhashay waxa uu ina adeerkeed u yahay.abtinnimoAbti ahaansho.abtiriU a.: qof faraciisu siday isu dhaleen sheegid.abtirinld abtiris.abtirsashold abtirsad, abtirsi.abtirsiabtirsiinyo.abtirsiinyoAqoonta ku saabsan awoowayaashii hore magacyadooda iyo siday…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms