Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

yal

MagacLafdheeri

Macnaha

Dabayl qabow oo roobku keeno.

Erayo la-mid ah

yalaalugLallabo. ld yalaalugo.yalaalugooQof yalaalugo dareemid.yalaalugsanQof yalaalugo hayso ahaansho.yalaalugsanaanld yalaalugsanaansho.yalaalugsanaansho/dh ld yalaalugsanaan.yawyab¹yalanyalxoDabayl qabow oo roobku markuu da'o ka dib timaada. ld yalala…yalanyalxooDhaxan yar dareemid cabsi awgeed.yalaxY. ah: timo aad u jilicsan. ld ya-leex (2).
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms