Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

yalanyalxo

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dabayl qabow oo roobku markuu da'o ka dib timaada. ld yalalaxo.

Erayo la-mid ah

yalaalugLallabo. ld yalaalugo.yalaalugooQof yalaalugo dareemid.yalaalugsanQof yalaalugo hayso ahaansho.yalaalugsanaanld yalaalugsanaansho.yalaalugsanaansho/dh ld yalaalugsanaan.yawyab¹yalanyalxooDhaxan yar dareemid cabsi awgeed.yalaxY. ah: timo aad u jilicsan. ld ya-leex (2).
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms