Qaamuuska Asalka
yalaalugoo
(-ooday, -ootay)Falmg3
Macnaha
Qof yalaalugo dareemid.
Erayo la-mid ah
yalaalugLallabo. ld yalaalugo.yalaalugsanQof yalaalugo hayso ahaansho.yalaalugsanaanld yalaalugsanaansho.yalaalugsanaansho/dh ld yalaalugsanaan.yawyab¹yalanyalxoDabayl qabow oo roobku markuu da'o ka dib timaada. ld yalala…yalanyalxooDhaxan yar dareemid cabsi awgeed.yalaxY. ah: timo aad u jilicsan. ld ya-leex (2).

