Qaamuuska Asalka
yalaalugsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Qof yalaalugo hayso ahaansho.
Erayo la-mid ah
yalaalugLallabo. ld yalaalugo.yalaalugooQof yalaalugo dareemid.yalaalugsanaanld yalaalugsanaansho.yalaalugsanaansho/dh ld yalaalugsanaan.yawyab¹yalanyalxoDabayl qabow oo roobku markuu da'o ka dib timaada. ld yalala…yalanyalxooDhaxan yar dareemid cabsi awgeed.yalaxY. ah: timo aad u jilicsan. ld ya-leex (2).

