Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

yalax

MagacLafdheerikh

Macnaha

Y. ah: timo aad u jilicsan. ld ya-leex (2).

Erayo la-mid ah

yalaalugLallabo. ld yalaalugo.yalaalugooQof yalaalugo dareemid.yalaalugsanQof yalaalugo hayso ahaansho.yalaalugsanaanld yalaalugsanaansho.yalaalugsanaansho/dh ld yalaalugsanaan.yawyab¹yalanyalxoDabayl qabow oo roobku markuu da'o ka dib timaada. ld yalala…yalanyalxooDhaxan yar dareemid cabsi awgeed.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms