Qaamuuska Asalka
yabaree
(-reeyay, -raysay)Falg2
Macnaha
Ka y.: cidmingis, rooxaan iwm ka muddeyn (ka tu-mid).
Erayo la-mid ah
yabaal1. Dhirta magoolkeeda. 2. ld ya-baalid.yabaalMagoolid (geed).yabaalidld yabaal¹ (2).yabadhaaloCarruurta ay dhasho hawee-ney minyaro ah.yabaqHadal iyo dhawaaq dad meel du- rugsan ka yeeraya. ld jabaq¹,…yabaqDad ama nafley meel fog ka buuqid. ld jabaq².yabarXoolaha ugu horreeya oo la siiyo arooska.yabaroWaxyaalo dadka wadaaddada qaba loo sameeyo, waxayna u dhexay…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
