Qaamuuska Asalka
yabar
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Xoolaha ugu horreeya oo la siiyo arooska.
Erayo la-mid ah
yabaal1. Dhirta magoolkeeda. 2. ld ya-baalid.yabaalMagoolid (geed).yabaalidld yabaal¹ (2).yabadhaaloCarruurta ay dhasho hawee-ney minyaro ah.yabaqHadal iyo dhawaaq dad meel du- rugsan ka yeeraya. ld jabaq¹,…yabaqDad ama nafley meel fog ka buuqid. ld jabaq².yabareeKa y.: cidmingis, rooxaan iwm ka muddeyn (ka tu-mid).yabaroWaxyaalo dadka wadaaddada qaba loo sameeyo, waxayna u dhexay…

