Qaamuuska Asalka
yabaq
MagacLafdheeri
Macnaha
Hadal iyo dhawaaq dad meel du- rugsan ka yeeraya. ld jabaq¹, yabaaq.
Erayo la-mid ah
yabaal1. Dhirta magoolkeeda. 2. ld ya-baalid.yabaalMagoolid (geed).yabaalidld yabaal¹ (2).yabadhaaloCarruurta ay dhasho hawee-ney minyaro ah.yabarXoolaha ugu horreeya oo la siiyo arooska.yabareeKa y.: cidmingis, rooxaan iwm ka muddeyn (ka tu-mid).yabaroWaxyaalo dadka wadaaddada qaba loo sameeyo, waxayna u dhexay…

