Qaamuuska Asalka
yabaal
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dhirta magoolkeeda. 2. ld ya-baalid.
Erayo la-mid ah
yabaalidld yabaal¹ (2).yabadhaaloCarruurta ay dhasho hawee-ney minyaro ah.yabaqHadal iyo dhawaaq dad meel du- rugsan ka yeeraya. ld jabaq¹,…yabaqDad ama nafley meel fog ka buuqid. ld jabaq².yabarXoolaha ugu horreeya oo la siiyo arooska.yabareeKa y.: cidmingis, rooxaan iwm ka muddeyn (ka tu-mid).yabaroWaxyaalo dadka wadaaddada qaba loo sameeyo, waxayna u dhexay…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
