Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

yabadhaalo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Carruurta ay dhasho hawee-ney minyaro ah.

Erayo la-mid ah

yabaal1. Dhirta magoolkeeda. 2. ld ya-baalid.yabaalMagoolid (geed).yabaalidld yabaal¹ (2).yabaqHadal iyo dhawaaq dad meel du- rugsan ka yeeraya. ld jabaq¹,…yabaqDad ama nafley meel fog ka buuqid. ld jabaq².yabarXoolaha ugu horreeya oo la siiyo arooska.yabareeKa y.: cidmingis, rooxaan iwm ka muddeyn (ka tu-mid).yabaroWaxyaalo dadka wadaaddada qaba loo sameeyo, waxayna u dhexay…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms