Qaamuuska Asalka
xeerka-kala-hormarinta
(xis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Xeer ku saabsan isku xiridda laba kutirsane ee u dhexeeya xisaabfal labaale ah. Taas oo jawaabtu aan ku xirnayn sida loo kala hormariyo kutirsanayaasha. Sida: a*b = b*a. Xisaabfallada isugeynta iyo iskudhufashadu waxa ay raalliggeliyaan heerka kala hormarinta, haseyeeshee, isuqaybinta iyo kalagoyntuna ma raalligeliyaan.
Erayo la-mid ah
xeer1. Xarig wax kor kaga xirid. 2. Wax sharci kadhigid.xeer1. (-rar, m.l) Sharci; dastuur. 2. Xarig kor looga xiro aqal…xeer-ciqaab(qaan.) X. c. wuxuu ka kooban yahay dhammaan sharci- yada da…xeer-fal-cuf(kiim.) Marka heerkulku ma doorsoome yahay, dhakhsaha falgal…xeer-hees(kiim.) Haddii falgalayaal loo beddeli karo maxsuullo falgal…xeer-ilaaliyeQof sharci yaqaan oo u xil saaran ilaalinta qaanuunka.xeer-neefeedXeerarka la xidhiidha heerkulka cadaadiska iyo mugga ee neef…xeer-silsiladHab lagu raadiyo diiranaha fansaar dhawr doorsoome. Xigsinay…

