Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xeer-ciqaab

(-rar ..., m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

(qaan.) X. c. wuxuu ka kooban yahay dhammaan sharci- yada dawladda ee khuseeya dembiyada iyo ciqaabta.

Erayo la-mid ah

xeer1. (-rar, m.l) Sharci; dastuur. 2. Xarig kor looga xiro aqal…xeer1. Xarig wax kor kaga xirid. 2. Wax sharci kadhigid.xeer-fal-cuf(kiim.) Marka heerkulku ma doorsoome yahay, dhakhsaha falgal…xeer-hees(kiim.) Haddii falgalayaal loo beddeli karo maxsuullo falgal…xeer-ilaaliyeQof sharci yaqaan oo u xil saaran ilaalinta qaanuunka.xeer-neefeedXeerarka la xidhiidha heerkulka cadaadiska iyo mugga ee neef…xeer-silsiladHab lagu raadiyo diiranaha fansaar dhawr doorsoome. Xigsinay…xeeranWax la xeeray ahaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms