Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xeer-ilaaliye

(-yayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qof sharci yaqaan oo u xil saaran ilaalinta qaanuunka.

Erayo la-mid ah

xeer1. Xarig wax kor kaga xirid. 2. Wax sharci kadhigid.xeer1. (-rar, m.l) Sharci; dastuur. 2. Xarig kor looga xiro aqal…xeer-ciqaab(qaan.) X. c. wuxuu ka kooban yahay dhammaan sharci- yada da…xeer-fal-cuf(kiim.) Marka heerkulku ma doorsoome yahay, dhakhsaha falgal…xeer-hees(kiim.) Haddii falgalayaal loo beddeli karo maxsuullo falgal…xeer-neefeedXeerarka la xidhiidha heerkulka cadaadiska iyo mugga ee neef…xeer-silsiladHab lagu raadiyo diiranaha fansaar dhawr doorsoome. Xigsinay…xeeranWax la xeeray ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms