Qaamuuska Asalka
xeer-hees
(-rar ..., m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Haddii falgalayaal loo beddeli karo maxsuullo falgallo isdaba joog ah kaddib, wadarta kulalka falgallada iyadoo la tixgelinayo calaamadahooda waxay la mid tahay kulka falgalka ee kalgalayaasha si toos ah loogu beddelo maxsuullo. Guud ahaan, isbeddelka tamarta oo dhammi marka falgalayaashu noqonayaan maxsuullo kuma xirna jidka la raacayo.
Erayo la-mid ah
xeer1. (-rar, m.l) Sharci; dastuur. 2. Xarig kor looga xiro aqalā¦xeer1. Xarig wax kor kaga xirid. 2. Wax sharci kadhigid.xeer-ciqaab(qaan.) X. c. wuxuu ka kooban yahay dhammaan sharci- yada daā¦xeer-fal-cuf(kiim.) Marka heerkulku ma doorsoome yahay, dhakhsaha falgalā¦xeer-ilaaliyeQof sharci yaqaan oo u xil saaran ilaalinta qaanuunka.xeer-neefeedXeerarka la xidhiidha heerkulka cadaadiska iyo mugga ee neefā¦xeer-silsiladHab lagu raadiyo diiranaha fansaar dhawr doorsoome. Xigsinayā¦xeeranWax la xeeray ahaansho.

