Qaamuuska Asalka
xeer-fal-cuf
(-rar ..., m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Marka heerkulku ma doorsoome yahay, dhakhsaha falgalka kiimikaad wuxuu saamiggal qum- man ku yahay cufka firfircoon ee falga-layaasha, cufka fifircoon waxaa loo qaatay ribnaanta mool/dm.3 falgalka soo saara A+B, xeerka falcuf wuxuu sheegayaa in dha- khsasha = K A iyo B halkaas oo A iyo B ay u taaganyihiin ribnaanta A iyo B ee mool/dm.3.
Erayo la-mid ah
xeer1. (-rar, m.l) Sharci; dastuur. 2. Xarig kor looga xiro aqalā¦xeer1. Xarig wax kor kaga xirid. 2. Wax sharci kadhigid.xeer-ciqaab(qaan.) X. c. wuxuu ka kooban yahay dhammaan sharci- yada daā¦xeer-hees(kiim.) Haddii falgalayaal loo beddeli karo maxsuullo falgalā¦xeer-ilaaliyeQof sharci yaqaan oo u xil saaran ilaalinta qaanuunka.xeer-neefeedXeerarka la xidhiidha heerkulka cadaadiska iyo mugga ee neefā¦xeer-silsiladHab lagu raadiyo diiranaha fansaar dhawr doorsoome. Xigsinayā¦xeeranWax la xeeray ahaansho.

