Qaamuuska Asalka
xalliiban
MagacLafdheerikh
Macnaha
1. Caano ama wax la mid ah oo miir ah, aan wax kale dheehin ama tar- raxin, nadiifnimadii ka badatay. 2. Wax sida dhalada qaarkeed, araggu gudbo ama iftiinku soo dhaafo.
Erayo la-mid ah
xallaafatoQalab bir ah oo af galoolan iyo daab qori ah leh oo marka ge…xalladQurxinta iyo nuxur u yeelidda hadalka, gaar ahaan qaybaha su…xalladeeHadal dux iyo xiiso u yeelid.xalleefX. ah: wax aan qiro lahayn oo dhuuban.xalleefatoQalab ka kooban ul iyo bir godan oo labada dhanba af ku leh …xalleefiXalleef ka dhigid (wax).xalleefsanWax xalleef laga dhigay ahaansho.xalleefsanaanld xalleef-sanaansho.

