Qaamuuska Asalka
xallad
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qurxinta iyo nuxur u yeelidda hadalka, gaar ahaan qaybaha suugaanta.
Erayo la-mid ah
xallaafatoQalab bir ah oo af galoolan iyo daab qori ah leh oo marka ge…xalladeeHadal dux iyo xiiso u yeelid.xalleefX. ah: wax aan qiro lahayn oo dhuuban.xalleefatoQalab ka kooban ul iyo bir godan oo labada dhanba af ku leh …xalleefiXalleef ka dhigid (wax).xalleefsanWax xalleef laga dhigay ahaansho.xalleefsanaanld xalleef-sanaansho.xalleefsanaansho/dh ld xalleefsanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
