Qaamuuska Asalka
xallaafato
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qalab bir ah oo af galoolan iyo daab qori ah leh oo marka geedaha la qorayo xanafta looga bi'iyo; xalleefato.
Erayo la-mid ah
xalladQurxinta iyo nuxur u yeelidda hadalka, gaar ahaan qaybaha su…xalladeeHadal dux iyo xiiso u yeelid.xalleefX. ah: wax aan qiro lahayn oo dhuuban.xalleefatoQalab ka kooban ul iyo bir godan oo labada dhanba af ku leh …xalleefiXalleef ka dhigid (wax).xalleefsanWax xalleef laga dhigay ahaansho.xalleefsanaanld xalleef-sanaansho.xalleefsanaansho/dh ld xalleefsanaan.

