Qaamuuska Asalka
xalleefi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Xalleef ka dhigid (wax).
Erayo la-mid ah
xallaafatoQalab bir ah oo af galoolan iyo daab qori ah leh oo marka ge…xalladQurxinta iyo nuxur u yeelidda hadalka, gaar ahaan qaybaha su…xalladeeHadal dux iyo xiiso u yeelid.xalleefX. ah: wax aan qiro lahayn oo dhuuban.xalleefatoQalab ka kooban ul iyo bir godan oo labada dhanba af ku leh …xalleefsanWax xalleef laga dhigay ahaansho.xalleefsanaanld xalleef-sanaansho.xalleefsanaansho/dh ld xalleefsanaan.

