Qaamuuska Asalka
xalladee
(-deeyay, -deysay)Falmg2
Macnaha
Hadal dux iyo xiiso u yeelid.
Erayo la-mid ah
xallaafatoQalab bir ah oo af galoolan iyo daab qori ah leh oo marka ge…xalladQurxinta iyo nuxur u yeelidda hadalka, gaar ahaan qaybaha su…xalleefX. ah: wax aan qiro lahayn oo dhuuban.xalleefatoQalab ka kooban ul iyo bir godan oo labada dhanba af ku leh …xalleefiXalleef ka dhigid (wax).xalleefsanWax xalleef laga dhigay ahaansho.xalleefsanaanld xalleef-sanaansho.xalleefsanaansho/dh ld xalleefsanaan.

