Qaamuuska Asalka
xaladhaley
MagacLafdheerikh
Macnaha
X. ah: qof dembi, eed iwm ka barii' ah. ld xalaydhaley.
Erayo la-mid ah
xalaalWax shareecadu bannaysay oo lagu dhaqmi karo.xalaalaynld xalaalays.xalaalaysashold xalaa- laysad.xalaalayso1. Wax aan xalaal ahayn xalaal ka dhigasho. 2. Hanti dad kal…xalaaleeWax xalaal ka dhigid.xalaalquute1. Nin hanti xalaal ah ku nool. 2. Nin dhawrsan.xalaawiMacmacaan.xalanWax la xalay ahaansho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
