Qaamuuska Asalka
xalaalaysasho
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld xalaa- laysad.
Erayo la-mid ah
xalaalWax shareecadu bannaysay oo lagu dhaqmi karo.xalaalaynld xalaalays.xalaalayso1. Wax aan xalaal ahayn xalaal ka dhigasho. 2. Hanti dad kal…xalaaleeWax xalaal ka dhigid.xalaalquute1. Nin hanti xalaal ah ku nool. 2. Nin dhawrsan.xalaawiMacmacaan.xaladhaleyX. ah: qof dembi, eed iwm ka barii' ah. ld xalaydhaley.xalanWax la xalay ahaansho.

