Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xalaal

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Wax shareecadu bannaysay oo lagu dhaqmi karo.

Erayo la-mid ah

xalaalaynld xalaalays.xalaalaysashold xalaa- laysad.xalaalayso1. Wax aan xalaal ahayn xalaal ka dhigasho. 2. Hanti dad kal…xalaaleeWax xalaal ka dhigid.xalaalquute1. Nin hanti xalaal ah ku nool. 2. Nin dhawrsan.xalaawiMacmacaan.xaladhaleyX. ah: qof dembi, eed iwm ka barii' ah. ld xalaydhaley.xalanWax la xalay ahaansho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms