Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xalaalayso

(-stay, -satay)
Falg3

Macnaha

1. Wax aan xalaal ahayn xalaal ka dhigasho. 2. Hanti dad kale leeyahay isasiin.

Erayo la-mid ah

xalaalWax shareecadu bannaysay oo lagu dhaqmi karo.xalaalaynld xalaalays.xalaalaysashold xalaa- laysad.xalaaleeWax xalaal ka dhigid.xalaalquute1. Nin hanti xalaal ah ku nool. 2. Nin dhawrsan.xalaawiMacmacaan.xaladhaleyX. ah: qof dembi, eed iwm ka barii' ah. ld xalaydhaley.xalanWax la xalay ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms