Qaamuuska Asalka
xalaawi
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Macmacaan.
Erayo la-mid ah
xalaalWax shareecadu bannaysay oo lagu dhaqmi karo.xalaalaynld xalaalays.xalaalaysashold xalaa- laysad.xalaalayso1. Wax aan xalaal ahayn xalaal ka dhigasho. 2. Hanti dad kal…xalaaleeWax xalaal ka dhigid.xalaalquute1. Nin hanti xalaal ah ku nool. 2. Nin dhawrsan.xaladhaleyX. ah: qof dembi, eed iwm ka barii' ah. ld xalaydhaley.xalanWax la xalay ahaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
