Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

wajixumo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Ceeb weyn. Tus. “Cali arrintii uu galay w. ayaa ka raacday”.

Erayo la-mid ah

waji-nasashoHeer meertada unugga ah, oo ah marka unuggu diyaarinayo qayb…waji-tabaabulshe(baay.) Heerka ugu horreeya qaybsanka bu'da, taas oo koromos…wajiinCaajiska qabowgu habeenkii jirka nafleyda geliyo.wajiineXilli roob oo u dhexeeya bilaha nofembar iyo jannaayo oo roo…wajimacbuusQof dabci xun oo had iyo jeer in uu caraysan yahay la moodo.wajimacbuusnimoWajimacbuus ahaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms