Qaamuuska Asalka
wajiin
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Caajiska qabowgu habeenkii jirka nafleyda geliyo.
Erayo la-mid ah
waji-nasashoHeer meertada unugga ah, oo ah marka unuggu diyaarinayo qayb…waji-tabaabulshe(baay.) Heerka ugu horreeya qaybsanka bu'da, taas oo koromos…wajiineXilli roob oo u dhexeeya bilaha nofembar iyo jannaayo oo roo…wajimacbuusQof dabci xun oo had iyo jeer in uu caraysan yahay la moodo.wajimacbuusnimoWajimacbuus ahaansho.wajixumoCeeb weyn. Tus. “Cali arrintii uu galay w. ayaa ka raacday”.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
