Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

waji-nasasho

(baay.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Heer meertada unugga ah, oo ah marka unuggu diyaarinayo qaybsanka bu'da. Heerkan DNA-du way badataa si ay u soo saarto unugyo ku filan oo mataanaysan.

Erayo la-mid ah

waji-tabaabulshe(baay.) Heerka ugu horreeya qaybsanka bu'da, taas oo koromos…wajiinCaajiska qabowgu habeenkii jirka nafleyda geliyo.wajiineXilli roob oo u dhexeeya bilaha nofembar iyo jannaayo oo roo…wajimacbuusQof dabci xun oo had iyo jeer in uu caraysan yahay la moodo.wajimacbuusnimoWajimacbuus ahaansho.wajixumoCeeb weyn. Tus. “Cali arrintii uu galay w. ayaa ka raacday”.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms