Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

waji-tabaabulshe

(-ayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(baay.) Heerka ugu horreeya qaybsanka bu'da, taas oo koromosoomyada iyo koromaatidhyadu aad u muuqdaan halka ay bu' yarada iyo xuubka bu'du ay bilaabaan inay baaba'aan.

Erayo la-mid ah

waji-nasashoHeer meertada unugga ah, oo ah marka unuggu diyaarinayo qayb…wajiinCaajiska qabowgu habeenkii jirka nafleyda geliyo.wajiineXilli roob oo u dhexeeya bilaha nofembar iyo jannaayo oo roo…wajimacbuusQof dabci xun oo had iyo jeer in uu caraysan yahay la moodo.wajimacbuusnimoWajimacbuus ahaansho.wajixumoCeeb weyn. Tus. “Cali arrintii uu galay w. ayaa ka raacday”.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms