Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

wajiine

MagacLafdheeri

Macnaha

Xilli roob oo u dhexeeya bilaha nofembar iyo jannaayo oo roob ka da'o xeebaha Nugaal iyo Bari. ld wejiine.

Erayo la-mid ah

waji-nasashoHeer meertada unugga ah, oo ah marka unuggu diyaarinayo qayb…waji-tabaabulshe(baay.) Heerka ugu horreeya qaybsanka bu'da, taas oo koromos…wajiinCaajiska qabowgu habeenkii jirka nafleyda geliyo.wajimacbuusQof dabci xun oo had iyo jeer in uu caraysan yahay la moodo.wajimacbuusnimoWajimacbuus ahaansho.wajixumoCeeb weyn. Tus. “Cali arrintii uu galay w. ayaa ka raacday”.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms