Qaamuuska Asalka
uurkusiddo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Utun iyo ciil uurka ku raaga.
Erayo la-mid ah
uurkooleMagac ay caan ku yihiin herinta ugaarsatada ah, wuxuuna tilm…uurkubaalle1. Qof hibo loo siyey in uu ogaado waxa dhici doona. 2. Fara…uurkucirrooleNin xaakiim ah ama waayoaragnimo dheeraad ah leh.uurkuharIlmo aabihiis dhintay iyagoo uurka ku jira.uurkujirInta uurka ku jirta, sida: beerka, kelyaha, caloosha iwm; uu…uurkummaanleQof waxgaradnimo iyo caqli badan leh oo la moodo in uu la so…uurkuqaadIllaabi waayidda la illaabi waayo wax lays yeelay. ld uurkus…uurkutaallaysanWax uurkutaallo hayso ahaansho.

