Qaamuuska Asalka
uurkubaalle
(-layaal, m.l/dh)MagacLafdheerikh
Macnaha
1. Qof hibo loo siyey in uu ogaado waxa dhici doona. 2. Faras ama nin aad u dheereeya.
Erayo la-mid ah
uurkooleMagac ay caan ku yihiin herinta ugaarsatada ah, wuxuuna tilm…uurkucirrooleNin xaakiim ah ama waayoaragnimo dheeraad ah leh.uurkuharIlmo aabihiis dhintay iyagoo uurka ku jira.uurkujirInta uurka ku jirta, sida: beerka, kelyaha, caloosha iwm; uu…uurkummaanleQof waxgaradnimo iyo caqli badan leh oo la moodo in uu la so…uurkuqaadIllaabi waayidda la illaabi waayo wax lays yeelay. ld uurkus…uurkusiddoUtun iyo ciil uurka ku raaga.uurkutaallaysanWax uurkutaallo hayso ahaansho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
