Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

uurkuqaad

MagacLafdheeri

Macnaha

Illaabi waayidda la illaabi waayo wax lays yeelay. ld uurkusiddo.

Erayo la-mid ah

uurkooleMagac ay caan ku yihiin herinta ugaarsatada ah, wuxuuna tilm…uurkubaalle1. Qof hibo loo siyey in uu ogaado waxa dhici doona. 2. Fara…uurkucirrooleNin xaakiim ah ama waayoaragnimo dheeraad ah leh.uurkuharIlmo aabihiis dhintay iyagoo uurka ku jira.uurkujirInta uurka ku jirta, sida: beerka, kelyaha, caloosha iwm; uu…uurkummaanleQof waxgaradnimo iyo caqli badan leh oo la moodo in uu la so…uurkusiddoUtun iyo ciil uurka ku raaga.uurkutaallaysanWax uurkutaallo hayso ahaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms