Qaamuuska Asalka
uurkujir
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Inta uurka ku jirta, sida: beerka, kelyaha, caloosha iwm; uusley.
Erayo la-mid ah
uurkooleMagac ay caan ku yihiin herinta ugaarsatada ah, wuxuuna tilm…uurkubaalle1. Qof hibo loo siyey in uu ogaado waxa dhici doona. 2. Fara…uurkucirrooleNin xaakiim ah ama waayoaragnimo dheeraad ah leh.uurkuharIlmo aabihiis dhintay iyagoo uurka ku jira.uurkummaanleQof waxgaradnimo iyo caqli badan leh oo la moodo in uu la so…uurkuqaadIllaabi waayidda la illaabi waayo wax lays yeelay. ld uurkus…uurkusiddoUtun iyo ciil uurka ku raaga.uurkutaallaysanWax uurkutaallo hayso ahaansho.

