Qaamuuska Asalka
uurkoole
MagacLafdheeri
Macnaha
Magac ay caan ku yihiin herinta ugaarsatada ah, wuxuuna tilmaamayaa in ay yihiin isku uur oo aanay wax kala qarsan.
Erayo la-mid ah
uurkubaalle1. Qof hibo loo siyey in uu ogaado waxa dhici doona. 2. Fara…uurkucirrooleNin xaakiim ah ama waayoaragnimo dheeraad ah leh.uurkuharIlmo aabihiis dhintay iyagoo uurka ku jira.uurkujirInta uurka ku jirta, sida: beerka, kelyaha, caloosha iwm; uu…uurkummaanleQof waxgaradnimo iyo caqli badan leh oo la moodo in uu la so…uurkuqaadIllaabi waayidda la illaabi waayo wax lays yeelay. ld uurkus…uurkusiddoUtun iyo ciil uurka ku raaga.uurkutaallaysanWax uurkutaallo hayso ahaansho.

