Qaamuuska Asalka
uumito
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Hilib uumi kulul lagu bisleeyey.
Erayo la-mid ah
uumi1. Humri kulul. 2. Kul; diirimaad.uumiWax dab ku diirin.uumi-saaridBiyo lunka dhirta kaas oo ay ku sii daayaan gibilka. Biyo lu…uumibaxHoore la kululeeyey qiiq bixid.uumibax1. (fiis.) Isbedelka wejiga hoorku ku noqdo neef ama uumi. U…uumibiyoodHoore la kululeeyey qiiq ka baxay oo qabow taabtay awgiis bi…uumihoorowIsbeddelka uumi ama neef ay ku noqoto hoor. Weji-gaddoonkaas…uuminld uumis.

