Qaamuuska Asalka
uumi-saarid
(bot.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Biyo lunka dhirta kaas oo ay ku sii daayaan gibilka. Biyo lunku badanaa wuxuu ka dhacaa caleemaha iyaga oo ka baxaya daloolada istomaataha, kaasi oo shaqadiisa ugu weyni tahay isdhaafsiga neefaha.
Erayo la-mid ah
uumi1. Humri kulul. 2. Kul; diirimaad.uumiWax dab ku diirin.uumibax1. (fiis.) Isbedelka wejiga hoorku ku noqdo neef ama uumi. U…uumibaxHoore la kululeeyey qiiq bixid.uumibiyoodHoore la kululeeyey qiiq ka baxay oo qabow taabtay awgiis bi…uumihoorowIsbeddelka uumi ama neef ay ku noqoto hoor. Weji-gaddoonkaas…uuminld uumis.uumiteeHilib uumito ka dhigid.

