Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

uumibiyood

MagacLafdheeri

Macnaha

Hoore la kululeeyey qiiq ka baxay oo qabow taabtay awgiis biyo isu beddeley.

Erayo la-mid ah

uumi1. Humri kulul. 2. Kul; diirimaad.uumiWax dab ku diirin.uumi-saaridBiyo lunka dhirta kaas oo ay ku sii daayaan gibilka. Biyo lu…uumibaxHoore la kululeeyey qiiq bixid.uumibax1. (fiis.) Isbedelka wejiga hoorku ku noqdo neef ama uumi. U…uumihoorowIsbeddelka uumi ama neef ay ku noqoto hoor. Weji-gaddoonkaas…uuminld uumis.uumiteeHilib uumito ka dhigid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms