Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

uumihoorow

(fiis.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Isbeddelka uumi ama neef ay ku noqoto hoor. Weji-gaddoonkaasi waxa wehesha kul baxa.

Erayo la-mid ah

uumi1. Humri kulul. 2. Kul; diirimaad.uumiWax dab ku diirin.uumi-saaridBiyo lunka dhirta kaas oo ay ku sii daayaan gibilka. Biyo lu…uumibaxHoore la kululeeyey qiiq bixid.uumibax1. (fiis.) Isbedelka wejiga hoorku ku noqdo neef ama uumi. U…uumibiyoodHoore la kululeeyey qiiq ka baxay oo qabow taabtay awgiis bi…uuminld uumis.uumiteeHilib uumito ka dhigid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms