Qaamuuska Asalka
uumibax
(-xyo, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. (fiis.) Isbedelka wejiga hoorku ku noqdo neef ama uumi. Uumibixinta waxay ku dhici kartaa heerkul kasta, dhakhsaheeduna wuxuu la kordhaa heerkulka. 2. (fiis.) Dariiqadda walaxi isaga beddesho dareere isuguna beddesho heerka uumiga ama biyaha hawada ku jira.
Erayo la-mid ah
uumi1. Humri kulul. 2. Kul; diirimaad.uumiWax dab ku diirin.uumi-saaridBiyo lunka dhirta kaas oo ay ku sii daayaan gibilka. Biyo lu…uumibiyoodHoore la kululeeyey qiiq ka baxay oo qabow taabtay awgiis bi…uumihoorowIsbeddelka uumi ama neef ay ku noqoto hoor. Weji-gaddoonkaas…uuminld uumis.uumiteeHilib uumito ka dhigid.uumitoHilib uumi kulul lagu bisleeyey.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
