Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ummuliye

(-yayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nin yaqaan sida loo dhaliyo ummuliyo haweenka ummulaya.

Erayo la-mid ah

ummulQof dumar ah oo kolkaas ilmo dhashay.ummulIlmo uur ku jiray dhalid.ummuladdoox1. Dilaa aan cidna u nixin oo wuxuu arkaba dila. 2. Colaad a…ummulbaxDhammaadka afartanka casho ee ugu dambeeya kolka ay hooyadu …ummulbaxAfartanka casho ee ummusha lagu jiray dhammaysasho.ummulbixiHooyo dhashay, intay afartanka casho ee ummusha ka dhammaysa…ummuliIlmo ka dhalin.ummulinld ummulis.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms