Qaamuuska Asalka
ummulbixi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Hooyo dhashay, intay afartanka casho ee ummusha ka dhammaysanayso u adeegid; nafaqgayn.
Erayo la-mid ah
ummulQof dumar ah oo kolkaas ilmo dhashay.ummulIlmo uur ku jiray dhalid.ummuladdoox1. Dilaa aan cidna u nixin oo wuxuu arkaba dila. 2. Colaad a…ummulbaxDhammaadka afartanka casho ee ugu dambeeya kolka ay hooyadu …ummulbaxAfartanka casho ee ummusha lagu jiray dhammaysasho.ummuliIlmo ka dhalin.ummulinld ummulis.ummulisoHaweeney aqoon u leh sida loo dhaliyo naagaha.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
